🙌➡️ Faransiiska iyo xabashida ayaa heshiis kala sixiixday heshiiskaas oo ay ku qeexayeen sida ay u kala leeyihiin dhulka xeebaha bada cas laga bilaabo xeebaha jabuuti ilaa laga gaaro xeebaha ilatariye hadaba sheeg sanadkii uu dhacay heshiiskaas miiladi ahaan ?

1 Answers
caawiyepanel
April 18, 2023, 4:18 pm
<b>1897 </b>- Itoobiya ayaa qaadatay qeybo ka mid ah Jabuuti, ka dib heshiis ay Faransiiska la saxiixatay.

Leave Answer

You must be logged in to answer.