Aweys Ali
@aweys ali • Joined May 2023
No bio added yet.
3
Questions
15
Answers
0
Reputation
0
Friends
0
Groups
Questions Asked
Recent Answers
sheeg Ducadaan xiliga la aqristo(BISMIKA,ALAAHU AMUUTU WA,AXYAA)?
marka la seexanayo ayaa la aqristaa
Waxa aad isheegta hadii aynu iskaashano maxaan samayn karnaa
hadii leys kaashado waxaa la suubi karaa horumar sababtoo ah maah maah hore ayaa dhaheysa iskaashato ma kufto ama quraasho aruurtay bulac wey jiidaa iyo geeraarkii ahaa walaalihii is taageersadaa guul til maansadaye kuwiisa kala tasooba waqoo Tamar ma yeeshaane
waa maxay magaca looyaqaan Sagaarka Labka ah
sagaarka labka ah waxaa loo yaqaan atoor
sanadkee soomaaliya xoriyada qaadatay
waxey qaadatay 1960
sheeg Xayawanka ugu Caqliga badan Xayawanada aduunka?
Daan yeerka weeye
waa maxay iniin
iniin waa mirta ey dhirtu ka abuuranto
somali meqo gobol waa
soomaali waxa ey ka koobantahay 18 gobal
Diiq ayaa waxu Ukun ku dhalay FigTa sare ee dhismo Ukuntaas dhinacee u dhaCee?
Diiq Ukun maba dhalo
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more