Loading...

Waxa aad isheegta hadii aynu iskaashano maxaan samayn karnaa

2 Answers

2 Answers

  1. hadii leys kaashado waxaa la suubi karaa horumar sababtoo ah maah maah hore ayaa dhaheysa iskaashato ma kufto ama quraasho aruurtay bulac wey jiidaa iyo geeraarkii ahaa walaalihii is taageersadaa guul til maansadaye kuwiisa kala tasooba waqoo Tamar ma yeeshaane

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message