maxamedidiris
@maxamedidiris • Joined February 2024
No bio added yet.
5
Questions
6
Answers
0
Reputation
0
Friends
0
Groups
Recent Answers
waxaad sheegtaa janada meeqo darajo ayay leedahay
janadu waa 100 darajo oo kala sarreeya mid waliba adduunyada tobankeed udhiganto
waa maxay suigaan
suugaantu waa murtida iyo hawraarta hadalka waxa kale oo lagu qeexaa inay tahay iidaanka koosaarta iyo labeenta afka
waa maxay erayga gudgude
waa nooc kamida roobka oo habeenkii da'a
waamaxay kaakici
macnaha eraygu waa abaabul
carro guurka maxaa keena
waxa keena daadadka dabaylaha iyo jaridda dhirta iyadoon loo aabbo yeelayn
waa maxay cudurka duumada
waa cudur kaneecadu keento
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more