Loading...

waa kee Masjid Hadii Aad Salaad Ku Tukato Aad La Mid Tahay Sida Qof Cimraystay?

2 Answers

2 Answers

  1. Waa Masjidka Quba (مسجد قبا).

    Waxaa laga wariyey rasuulka (صلي الله عليه وسلم) in uu yiri “Salaada lagu tukadaa masjidka Quba waxay lamid tahay sida Cimro” (صلاة في مسجد قبا كعمرة).

    1. Replying to caawiyepanel
      Waa Masjidka Quba (مسجد قبا). Waxaa laga wariyey rasuulka (صلي الله عليه...

      sax waa masjidul qubaa

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message