6 Answers
Waa wadan ka dhisan dhinac kasta dhanka dhaqalaha iyo dhanka horumarinta dhulkisa iyo dhanka tacliinta
waa wadan aad udadaalay oo ganac siga kudheereeeya
waxay ka dhigantahay wadan dhaqaalihisu sareyo halki hore utaagnana kor uga kacay
Waxaa jira qeexitaanno kala duwan oo lagu qeexo waxa uu ka dhigan yahay waddan horumaray, laakiin guud ahaan marka la eego, dalka horumaray waa mid leh xasillooni dhaqaale iyo mid bulsho oo heerkeedu sarreeyo. Wadamadan ayaa sida caadiga ah leh heerar sare oo waxbarasho iyo helitaan daryeel caafimaad, iyo sidoo kale dhaqaale xoogan iyo ganacsiyo horumarsan. Waxay sidoo kale u muuqdaan inay leeyihiin heerar sare oo ah daryeelka bulshada iyo barnaamijyada ilaalinta, kuwaas oo gacan ka geysta hubinta in qof kastaa leeyahay heer nololeed wanaagsan.
waa wadan ah nationalism wadankaasi waa wadan ka adkaaday xaga dhaqaalaha sida economic and military and agricultural development
wa wadan dhaqalihiisu ad u sareeyo iyo wax soo sarkiisu
Leave Answer
You must be logged in to answer.