waa maxay Sheey Qofka Loogu Labiso Asigana Usan Arki Karin Dadkuna Arkaan?

4 Answers
Muslimo Ali
March 27, 2023, 1:38 pm
waa.karfanta
Hilaal Jamac
February 12, 2023, 6:12 pm
Jawaab. waa karfanta
caawiyepanel
August 22, 2022, 9:03 am
Waa “Karfinta” Ama Marada Loo Xiro Qofka Markuu Dhinto.
Hassan Mohamed Hassan
February 22, 2023, 1:05 pm
waxaa weeyaan karfanta dadka dhinta loo xiro

Leave Answer

You must be logged in to answer.