Loading...

waa maxay war iyo wacaal

1 Answer

1 Answer

  1. War iyo wacaal waa laba eray oo Af Soomaali ah, balse aan la hubin waxa ay tilmaamayaan iyada oo aan la helin macluumaad dheeraad ah oo la xariira context-ka. hadii aan kala qaadno war iyo wacaal

    War waa wixii cusub; waa waxa xilligaas la joogo dhacaya, haddii aad eegto/fiiriso sida Qaamuusku u qeexayo ‘War’ waa “Warbixin kusaabsan dhacdo taagan ama xog aan horay loo ogeyn”

    wacaal ma heeyno jawaab udhiganta
    balse waa erey markasta raaca war fadlan hadii aad heydo ku dar jawaabta..

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message