3 Answers
            
            
        
        uurka ayuu ku juryay
                        Nabiga scw muu dhalanin markuu abahii uu dhimanayey
                        Nabiga NNKH aabihiisa Abdulahi inbu cabdi Mudalib waxa uu geeriyooday dhalashaddiisa ka hor wuxuuna ku geeriyooday magaalada Madiina waxaana lagu aasay Meesha loo yaqaan naabiqatu thubyaani.
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
