Loading...

Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (10) Falanqee dhaqdhaqaaqyada gilgilka iyo saameyntooda ee dhulka Soomaaliya

1 Answer

1 Answer

  1. Dhaqdhaqaaqyada gilgilka iyo saameyntooda ee dhulka Soomaaliya dhaqdhaqaaqa gilgilka guud wuxuu la xiniraa sameysanka Gacanka Cadmeed (laga soo bilaabo dhanka galbeed ilaa dhanka bari), sidoo  kale saameynteeda waxey ka muuganaysaa dhanka jeexa Badda Cas laga soo bilaabo waqooyi galbeed ilaa koonfur bari ee dhulka Soomaaliya

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message