Loading...

Dhaqdhaqaaqyada ilmaha ku jira uurka?

1 Answer

1 Answer

  1. Intii lagu jiro bilawga saddex-biloodkaaga saddexaad waxa laga yaabaa inaad dareentid inaad sidid ciyaartooy. Waxa aad dareemi doontaa haraati badan, is wareejin, is rogid, higasho iyo dhaqdhaqaaqyo kale inta u dhexeysa mudooyinka degan. Marka la gaadho bisha ugu dambeysa ilmahaagu wuu koray waxana uu ku dhawaaday inuu ka dhammaado qol uu ku dhaqdhaqaaqo! Waxa laga yaabaa inaad u maleysid in ilmahaagu aannuu u dhaqdhaaqaynin sidii hore.

    Marka aad la socotid tirada dhaqdhaqaaqyada ilmahaaga maalin kasta waxa aad baran doontaa qaabka firfircoonida ee ilmahaaga uurka ku jira. Taasi waxay gargaar ka geysan kartaa inay kuu digto haddii ilmuhu aannuu dareensaynayn fiicnaan.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message