loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 23, 2023 | 8:42 am |1 Answers

Hurdada fiicani hore u toosbay leedahay?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 23, 2023, 8:45 am
Hurda seexashada iyo ka soo toosidda waxay ka mid tahy dabeecadaha noolasha bani aadamka. Noolasheenna marka seddex loo qaybiyo qayb ka mid ah, noolasheenna oo dhami waxaan ku qaadannaa hurdada, hurda la'aanna noolali ma jirto. Marka aan hurudno, maskaxdeenu wax badan ayay xusuusataa waxayna kala rogtaa macluumaad kala duwan oo ka mid ah waxyaabihi aan maalinka oo dhan qabaneynay. Xilliga aan hurudno Jirkeenna sunta ayuu iska saaraa, jirkeennana wuu is cusbooneysiiyaa, si marka aan u soo kacno uu si wanaagsan ugu shaqeeyo. Huradada oo qofka ku yaraato ama hurda la'aanta ayaa si weyn u saameeya caafimaadka qofka. Khubarada arrimahan ku takhasusay ayaa soo jeedinaya in 17-19 oo aad waxbarato ama aad cashar ku jirto ay la mid tahay sida qof aad u cabbay khamriga. Dhibaatooyinka wey kasii dareen xilliba xiliga ka sii danbeya. Haddii uu qofku 11 maalmood oo xiriir ah ay hurda la'aan ama hurda yari la soo daristo waxay qofka u horseedeysaa dhibaatooyin caafimaad darro. Wuxuuna qofka ay hurda la'aanta la soo deristo wuxuu ka dhaxlayaa xusuusta oo ku yaraato, shakiga oo ku bato iyo quruxdiisa oo suusho iwm... Balse saaynisyahannada ayaa si aad ah uga deyrinaya hurda yarida qofka ay hayso inuu caafimaad darro ay soo wajaheyso.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • caawiye Admin
    Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (1)Qeex cilmiga jiyooloojiga
    Nov 30, 2021 - 01:07 |2 Answers
  • caawiye Admin
    What is Input?
    Jan 29, 2021 - 14:14 |1 Answers
  • Maxamed
    sidee ayuu ushaqeeya YouTube?
    Nov 26, 2022 - 19:56 |1 Answers
  • Cabdilaahimaxamuud
    waa maxay erayga dira diraale
    Jun 17, 2023 - 02:44 |1 Answers
  • Maxamed Salaad Yare
    waa maxay urur
    Apr 19, 2023 - 20:56 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img