Loading...

waa maxay halgan

2 Answers

2 Answers

  1. hadey su,ashada Tahay wa maxay halganka Nolasha.

    Noloshu waa halgan aan la garanayn natiijadeeda iyo halkay ku dhammaan doonto, nolosha waa halgan aad yeelankartid hadaf iyo rejo wanaagsan oo ku gaadhsiisa halka aad damacsan tahay.

    Noloshu waa halgan horumarkeeda iyo hoos u dhaceeduba aad adigu gacanta ku haysid.

    Haddii aad waddo wanaagsan qaadid waxaad leedahay rejo wanaagsan oo aad arki doontid natiijadeeda, haddii aad waddo qaloocaan qaadidina waa mid aad arki doontid natiijadeeda oo aan farxad gelin cidkasta oo ku jecel.

    Markasta ku dedaal inaad qaadid waddo wanaagsan ooo ku geyso meel wanaagsan oo if iyo Aakhiraba ku anfacda.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message