Loading...

Ikhyar Xirsi

@igale2019 • Joined December 2025

No bio added yet.

1

Questions

1

Answers

0

Reputation

0

Friends

0

Groups

Questions Asked

Recent Answers

waa maxay It ?

G. FULINTA

1. dorashadii 2da gole 2025
2. dhismihii 2da guddi fulin
3. Xubnaha inagu soo biiray 2025
4. qabashadii shirkii golaha guud ee bishiii 8aad
5. War-bixin guud oo ku saabsan Dhanaan gaar ahaan waxbarasha
6. war-bixintii schookii farsamada gacanta
7. Howl-galkii dadkii 2024 aan bixinin lacagta iyo kuwii ay wax ku dhinnaayeen
8. Tallaabadii ku haboonayd ee laga qaaday dadkii qolka kujiray 2024 ee laqabsan wayay bixinta qaaraanka
9. Cafiskii loo fidiyey dadkii 2024 ilaa 2025 isku gadhay qaaraanku isla markana ay ku adkatay in hal mar ay wada bixiyan
10. Qabashadii Guddiga Doorashada soosocota
11. Dib u eegista Xeerka iyo wax kabedelkii qodobo ka mid ah,
Kadib markay gudiga fulintu u gudbiyeen golaha boardka
12. Hiigsiga mashruuca taas oo la isla gartay in la dhagax-dhigo dhamaadka 2026

CAQABADIHII 2025

1. lacagta is-gadhay
2. Dadkii ladoortay oon shaqadii wada qabanaynin
3. shirkii ama ballankii oon lagasoo qayb galaynin

XALKA CAQABDAHA

1. In Xafiiska Arrimaha Bulshada iyo Xubnaha lagu kordhiyo G Fulinta
2. In laqabto gudi (Guddi) soqiimaysa (soo qiimeeya) mashruuca iyo guud ahaan Dhanaan si daraasad loo sameeyo ?
3. In mustaqbalka lasameeyo haaraanbay

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message