Loading...

xayaat

@xayaat • Joined April 2023

No bio added yet.

2

Questions

15

Answers

0

Reputation

0

Friends

0

Groups

Questions Asked

xayaat asked

dagaalkii ugu horreeyay ee adduunka ka dhacay magaciisa

Recent Answers

waa maxay saynis ?

waa barashada noolaha iyo ma noolaha

wa maxay tamar

waa astaamaha kartida walaxu leedahay.sido kale waa awooda lagu qabto shaqo

waa maxay saynis

waa baraashada noolaha iyo ma noolaha

sayid maxamed cabdile xasan maxuu ahaa

wuxuu ahaa emiirka boqor Diiriye Guure, iyo madaxyada Dowladii Darawiish, oo wuxuu ku dhashay balliga Sacmadeeqa. Wuxuu weliba madax ka ahaa guutada Miinanle ii isna ka mid ahaa qusuusiga Dawladda Darawiish. James Hayes Sadler, oo madax ka ahaa gumeysiga ingiriis, wuxuu Sayyidka ku magacdaray "Ruler of the Dolbahanta" iyo " Dolbahanta Mullah" oo micnaheed ah, "taliyihii Dhulbahante"

waa maxay magaalo

Magalo waa meel dad badani degenyihiin oo xarun u ah deegaanada ka agdhow eemarkaa raacsan. Magaalo inta dhexe, waxaa ku yaala ganacsiyaal iyo dhaqaalo kale.

Magaalo Waa Deegaan Rasmi ah oo leh Dhismayaal Ma Guurto ah oo Lehna Adeegyo Bulsho oo Aasaasiya Sida Dugsiyo Waxbarasho, Iyo Goobo Caafimaad

Magaalo waa dhul ama deegaan balaaran, dhisan oo dadyoow badan si joogto ah ugu noolyahay, Laga heleyo adeegyada bulshada. waxaana ka soo horjeedo Baadiyo, Magaalada waxeey leedahay Nidaam guud sida kireynta guryaha, Gaadiidka dadweynaha iyo dhismooyin dhaadheer.

waa maxay physics

Physics waa daraasad nidaamsan oo ku saabsan dunida dabiiciga ah, gaar ahaan isdhexgalka maaddooyinka iyo tamarta.

wax shan faduun leh aan hadana bini Adan aheen

maa waxaad ka wadaa shan farood leh haddii aad ka wado jawaabto waa golofiska

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message