waa maxay magaalo

1 Answers
xayaat
April 20, 2023, 1:39 pm
Magalo waa meel dad badani degenyihiin oo xarun u ah deegaanada ka agdhow eemarkaa raacsan. Magaalo inta dhexe, waxaa ku yaala ganacsiyaal iyo dhaqaalo kale. Magaalo Waa Deegaan Rasmi ah oo leh Dhismayaal Ma Guurto ah oo Lehna Adeegyo Bulsho oo Aasaasiya Sida Dugsiyo Waxbarasho, Iyo Goobo Caafimaad Magaalo waa dhul ama deegaan balaaran, dhisan oo dadyoow badan si joogto ah ugu noolyahay, Laga heleyo adeegyada bulshada. waxaana ka soo horjeedo Baadiyo, Magaalada waxeey leedahay Nidaam guud sida kireynta guryaha, Gaadiidka dadweynaha iyo dhismooyin dhaadheer.

Leave Answer

You must be logged in to answer.