loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 23, 2023 | 1:54 pm |1 Answers

CUNTOOYINKA MIISAANKA DHIMA?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 23, 2023, 1:57 pm
BATAATIGA MACAAN. Bataatiga macaan wuxuu qani ku yahay maadooyinka kale ah "vatamin C, vitamin D, vitamin B6 iyo magnesium" kuwaas uu jirka ka helo faa'iidooyin badan.  Bataatiga wuxuu la dagaalamaa uu hoos u dhigaa miisaanka xad dhaafka ah ee jirka fuulay, haddii uu joogteeyo qofka cunitaankiisa waxaa hoos ugu dhacaya miisaanka xad dhaafka ah Eebe idinkii.  SHAAHA CAGAARAN looga isticmaalka badan yahay dunida,waxaana kujira faa'iidooyin badan oo jirka u baahanyahay, wuxuu nadiifiyaa jirka wuxuuna yareeyaa baruurata caloosha saaran ee xad dhaafk ah. Waana cabitaan u wanaagsan ee loo isticmaalo miisaan dhimida. Wuxuu qoka buuran ka caawinaa haddii uu joogteeyo cabitaankan in uu iska rido baruurta xad dhaafka ah ee saaran caloosha iyo jirka dhammaantiis Eebe idinkii. DIGIRTA NOOCYADEEDA KALE DUWAN Digirta waxay leedahay faa'iidooyin cajiib ah, waxayna qani ku tahay maadooyinka "protien, fiber, omega 3, omega 6 iyo vitamin C" Digirtu waxay ka mid tahay cuntooyinka nafaqada leh oo jirka aad ugu baahanyahay, waxayna ka mid tahay cuntooyinka loo isticmaalo miisaan dhimida.  Cunitaanka digirta noocyadeeda kale duwan oo la joogteeyo waxay qofka ka caawinaysaa in miisaanka xad dhaafka ee jirkiisa fuulay uu si dhaqsi ah kaga dhaco oo uu fit noqdo Eebe idinkii.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Maxamed Aadan
    waa maxay aydis
    Jan 22, 2024 - 13:16 |1 Answers
  • Queen of somalia
    Boqolkiiba immisa ayaa biyo ah qaybta balaasmaha ee dhiigga bini’aadamka?
    May 22, 2023 - 09:24 |1 Answers
  • caawiye Admin
    Chapter3 (Q20) Which of the following is most important in determining skin coloration? a.
    Aug 11, 2021 - 23:35 |1 Answers
  • Najmo Mohammed
    sheg saxabigii mala,igtu dhaqday
    May 04, 2023 - 17:16 |1 Answers
  • Queen of somalia
    Cudurada Faafa. (infection disease or Communicable disease )?
    Apr 11, 2023 - 17:39 |3 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img