loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 22, 2023 | 11:41 pm |1 Answers

Dhaqdhaqaaqyada ilmaha ku jira uurka?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 22, 2023, 11:42 pm
Intii lagu jiro bilawga saddex-biloodkaaga saddexaad waxa laga yaabaa inaad dareentid inaad sidid ciyaartooy. Waxa aad dareemi doontaa haraati badan, is wareejin, is rogid, higasho iyo dhaqdhaqaaqyo kale inta u dhexeysa mudooyinka degan. Marka la gaadho bisha ugu dambeysa ilmahaagu wuu koray waxana uu ku dhawaaday inuu ka dhammaado qol uu ku dhaqdhaqaaqo! Waxa laga yaabaa inaad u maleysid in ilmahaagu aannuu u dhaqdhaaqaynin sidii hore. Marka aad la socotid tirada dhaqdhaqaaqyada ilmahaaga maalin kasta waxa aad baran doontaa qaabka firfircoonida ee ilmahaaga uurka ku jira. Taasi waxay gargaar ka geysan kartaa inay kuu digto haddii ilmuhu aannuu dareensaynayn fiicnaan.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Abdullaahi xaaji carfaaye
    waa maxay caro
    Dec 29, 2022 - 21:07 |4 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg wadanka calamka ugu kulul?
    Dec 13, 2022 - 23:02 |3 Answers
  • C rshiid C laahi
    waa maxay buurta adduunka ugu dheer?
    Feb 23, 2023 - 10:47 |5 Answers
  • Selman Mohammed
    what is social
    Dec 29, 2023 - 18:39 |1 Answers
  • Queen of somalia
    maxaa laga abuuray Nabi aadan (CS)
    Jan 16, 2023 - 02:58 |5 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img