1 Answers
Tobanka Jannada loogu bishaareeyay waa kuwaan:
* Abuu Bakar sidiiq RC
* Cumar Bin Khadaab RC
* Cali Bin Abii Daalib RC
* Cusmaan bin Caffaan RC
* Dalaxa Bin Cubaydillah RC
* Abuu Cubeyda Caamir ibnu Jarraax RC
* Sacad Bin Abii Waqaas. RC
* Saciid Bin Zeyd RC
* Zubeyr Bin Cawaam RC
* Cabdi Raxmaan Bin Cawf Radiyallaahu Canhum
Leave Answer
You must be logged in to answer.