loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 17, 2023 | 10:57 am |1 Answers

Tariikhda Kiristiyano Ronaldo?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 17, 2023, 10:58 am
Cristiano Ronaldo Dos Santos Aveiro (dhashay 5 febraayo 1985 Madeira Portugal) waa ciyaaryahan bortuqiis ah,waxa uu u dhelaa kooxda Manjistar Yuneytid waana gooldhaliyahay ugu sareeya kooxda waxa uu dhaliyay goolala gaaraya 365 gool tan iyo markii uu uga soo biiray koox reer ingiriis ee Manchester united waa mid kamid ah ciyaaryahana loogu jecelyahay aduunka waana gooldhaliye halis ah waana ciyaar yahan keliya ee ilaa hada dhaliyay wax kabadan 50 gool sandkii shan xili ciyaareed , rekoorkiisa gool dhalinta ayaa aduunka ka noqday wax la yaab ah kamana daalo inuu gool dhaliyo xili walba malaha weeba u fududyihiin, waa kabtanka xulka qarankiisa ee bortaqiiska waana kan ugu safashada badan taariikhda kooxda qaranka maxamed boqortiqiiska waxana u sii dheer inuu yahay kan ugu goolasha badan , 2016 ciyaaraha qaramada yurub ayuu ku hogaamiyay qarankiisa guul taariikhi ah waxa uuna u qaaday koobkoodiii ugu horeeyay ee heer caalami ah , sandkii 2014 kadib markii uu xiriirka dalka borturqiiska u dabaal dagay sanad guuradi boqolaad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ayaa waxaa loogu codeeyay looguna aqoonsaday in cristiano Ronaldo yahay laacibkii ugu fiicnaa abid ee u dhashay bortaqiiska ciyaaryahan lamid ah isaga uma dhalan doono abidkood waa laacib ku fiican goolasha madaxa waxaa uuna dhulka ka boodi kara joog kasareeya ciyaryahanada ciyaara kubada basket ballka Cristiano Ronaldo xidigan ayaa lashega Inuu ka mid yahay ciyaar yahanadii aabid so mara tariikhda kubada cagta xidigan ayaa lashega inuu aabihi kasoo jeedo Brazil hoyadiina Portugal xidigan ayaa haysta shan kubadood oo dahabi iyo 4 European golden boot xidigan aya gabadha u dhashy wiilkiisa yar ee Cristiano ronaldo jr inuu lacag siyay wararka yaaa shegaya Inuu ku dhashay wacalnimo ama garac ronaldo ayaa lagu yaqaana bakhayl nimo oo jecel inuu kubada cagtiisa ku maamulo.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Mandeq Ibrahim
    what are the benefits of marriage?
    Mar 28, 2023 - 21:02 |2 Answers
  • iqro Alpertoz
    sheeg aayada Aan laheyn wax goda iyo wax hoos dhig ah?
    Mar 30, 2023 - 20:16 |1 Answers
  • Ifraax daahir Daahir
    waa maxay sababta keenta in ay guulaystaan dadka 4% ayna nolosha Ku qasaaraan dadka 96%?
    Jul 31, 2023 - 18:22 |1 Answers
  • nuura abdulaahi mahamed
    explain why eletron
    Nov 26, 2023 - 19:41 |1 Answers
  • Dalmar Xassan
    what is time
    May 11, 2023 - 18:36 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img