You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Aqoon..
waa habka ama nidaamka waxbarasho ee qof ama xayawaan lagu barayo ama fahansiinayo wax aanu aqoon u lahayn.
Markaan tix-raacno Af-Soomaaliga saxda ah ereyga Aqoon ayaa ah kalmada ugu haboon isticmaalka, halka ereyga Cilmi tahay mid af-Carabi ah inta badana loo isticmaalo magac qofeed.
Aqoontu waa furaha nololsha oo qofka ama xayawaanka aqoonta lehi aad ayuu uga maskax, fahan iyo karti badan yahay midka aan waxba aqoon.