loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Abdi laahi Ahmed
May 26, 2023 | 11:13 pm |2 Answers

waa maxay dad

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
2 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 27, 2023, 8:54 am
Dad.. waa wadarta qof. Sidoo kale dad waa tiro badan oo shakhsiyaad ah kuwaasi oo noqon kara qabiil, bulsho, qoomiyad iyo wixii la mid ah. Dunida maanta waxaa ku nool dad ka badan 7 bilyan oo qof; kuwaasi oo ku kala nool qaaradaha dunida. Inkastoo bani aadam la isku yahay, hadana dadka dunida ku nool waxay leeyihiin midabo iyo qaabdhismeed xoogaa kala duwan taasi oo ku xidhan cimilada, deegaanka iyo nolosha shakhsigaas ama dadkaasi. Noocyada kala duwan ee dadka waxaa ka mid ah: Dadka Madoow - kuwaasi oo ku dhaqan ama asal ahaan ka soo jeeda qaarada Afrika, Ustareliya iyo qeybo ka mid ah qaarada Aasiya.Dadka Cad - intooda u badan ka soo jeeda qaarada Yurub, Waqooyiga Ameerika, Koonfur Ameerika, Ustareliya iyo meelo kale.Dadka Cowlan (yellow people ama mongoloid people) - asal ahaan ka soo jeeda qaarada Aasiya (gudaha Bariga Aasiya, Koonfur-bari Aasiya, Siberia iyo Aasiyada Dhexe), Waqooyiga Ameerika iyo Koonfur Ameerika, waxaa ka mid ah "Hindida Cas", "Shiinaha" iyo wixii la mid ah.
Please log in to reply.
Fahmi Awaleh
August 22, 2023, 6:50 pm
waa wadar hal iyo labo ka badan ayaa dad la dhahaa ama
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • mushaax cumar
    waxaad sheegtaa nebi saalax qoomkii loo diray
    May 20, 2023 - 17:54 |2 Answers
  • Saynab Maxamuud
    one card is to be drown from a pack of 52 cards calculate the probability that the cards will be 5of clubs
    Dec 20, 2023 - 13:47 |1 Answers
  • Muqtar
    waa maxay caafimaad??
    Apr 23, 2023 - 23:16 |2 Answers
  • caawiye Admin
    Waa maxay sababta Somalia aysan hormar bulsho iyo mid dhaqaale usameynin?
    Jan 02, 2023 - 16:19 |2 Answers
  • yaxye Xuseen
    waa maxay xisaab
    May 08, 2023 - 22:09 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img