Loading...

imisa duulaan ayuu Rasuulka ‎ﷺ ‏qaaday bisha Ramadan?

2 Answers

2 Answers

  1. Rasuulka ﷺ bisha Ramadan wuxuu qaaday laba duulaan oo kala ahaa:

    Duulaankii Beder (غزوة بدر).
    Duulaankii Makka Lagu furtay (فتح مكة).

    Duulaanka Makka lagu furtay (فتح مكة) wuxuu kaliya ahaa duulaan go’doomin ah, muslimiinta dagaal la’aan ayaa ay magaalada Makka Furteen.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message