luqada Soomaaliga imisa Xarfo ayuu ka kooban yahay shaqal iyo Shibbane
Caawiye7 author
Verified
•
•
4 Answers
You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
21 ayu kakobanyahay
xarfaha af soomaaliga waxa uu ka kooban yahay 21 xaraf (consonant)iyo 5 shaqal (vowels) oo gaaggaaban iyo 5 dhaadheer.
26
Qoriddii Af-soomaaliga waxa ka qayb qaatay Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo aad u fara badan. Xarfaha higgaadda Af-soomaaligu waa Shaqal 5 xaraf ka kooban iyo Shibbane 21 xaraf ah.
Shibbane oo kala ah:
B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y (waaweyn)
b t j x kh d r s sh dh c g f q k l m n w h y (yaryar)
Shaqal oo kala ah – Shaqal gaab:
A E I O U
a e i o u
Shaqal dheer:
AA EE II OO UU
aa ee ii oo uu