Loading...

waa maxay domain and subdomain?

2 Answers

2 Answers

  1. Domain waa magaca websiteka. Subdomain waa qayb ka mid ah magaca domainka kadib magaca domainka. Tusaale ahaan, magaca domain http://www.google.com waa magaca website-ka, halka translate.google.com uu yahay subdomain-ka.
    si kale Domain-hoosaadku waa qayb dheeraad ah oo ka mid ah magacaaga domain ee ugu weyn. Subdomains waxaa loo sameeyay si loo habeeyo oo loogu maro qaybaha kala duwan ee Websitkaada. Waxaad ku samayn kartaa dhawr-hoosaadyo boggaaga ugu muhiimsan

    1. Replying to caawiyepanel
      Domain waa magaca websiteka. Subdomain waa qayb ka mid ah magaca domainka...

      domain = waxaa lagu is ticmaalaa in lagu ogaado laguna garto kimbiyuutarda Internet ka waxaana loo isticmaalaa lp

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message