Loading...

goormuu dhashay Cumbria bingo khadaab

1 Answer

1 Answer

  1. Al-Mu’miniin Cumar bin Khadaab wuxu ku dhashay 586 C.D magaalada Makka ee dhulka Carabta, isla markaana geeriyooday 3 Nofember 644 C.D (26 Dulhijjah 23 Hijri), wuxuu ka mid ahaa asxaabta Nebi Muxamed kuwa ugu waaweyn, waana kan labaad ee Khulafada Raashidiinta

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message