Loading...

apkan sidee loo istimalaa

1 Answer

1 Answer

  1. Caawiye App waa app kaa caawinaya inaad su’aalo waydiiso oo aad jawaabo hesho si fudud.

    Sidan ayaad u isticmaali kartaa:

    1. Fur Caawiye App.
    2. Dooro weydii suaal
    Kadib Meesha qoraalka cinwaanka suaasha ku qor su’aashada ama waxa aad rabto inaad ogaato.
    3. Riix daabac suaasha,
    4. App-ku wuxuu ku siinayaa jawaab inaad bixiso ama aad heshid jawaab.

    Tusaale suaashada Waxaad u qori kartaa:
    “Sideen u bilaabaa barashada AI?”

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message