2 Answers
murtidu waa hadalka mu hiimkaa
murti waa ulajeedo kasmo iyo waayo aragnimo ku dhisan si sarbeeb ah, taasina waa ladhihi karaa. Sidoo kale murtidu waa xikmad fayow ama aragti falsafad ku fadhida.
Leave Answer
You must be logged in to answer.