Loading...
Community Poll

İmisa deegan ayay koobanthy ethipia?

1 Answer

Community Poll

1 Answer

  1. Itoobiya waxay u qaybsantaa sagaal gobol

    1) Addis Ababa
    2) Afar
    3)Amhara
    4) Benishangul-Gumuz
    5) Dire Dawa
    6) Gambela
    7)Harari
    8) Somali
    9) Oromiya

    Labada magaalo ugu waaweyn waa Addis Ababa oo ah caasimadda iyo Diridhaba. Gobollada iyo magaalooyinkaas waxay leeyihiin dawlado u gaar ah, waxayna u xilsaaran yihiin maamulka deegaanadooda. FG: Dhul soomali ayaa ugu darsan.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message