İmisa deegan ayay koobanthy ethipia?

Participate in Poll

1 Answers
caawiyepanel
February 20, 2023, 3:12 am
Itoobiya waxay u qaybsantaa sagaal gobol 1) Addis Ababa 2) Afar 3)Amhara 4) Benishangul-Gumuz 5) Dire Dawa 6) Gambela 7)Harari 8) Somali 9) Oromiya Labada magaalo ugu waaweyn waa Addis Ababa oo ah caasimadda iyo Diridhaba. Gobollada iyo magaalooyinkaas waxay leeyihiin dawlado u gaar ah, waxayna u xilsaaran yihiin maamulka deegaanadooda. FG: Dhul soomali ayaa ugu darsan.

Leave Answer

You must be logged in to answer.