3 Answers
Saynisgu waa barasgada nolaha iyo manolaha sida dhirta
Saynisku waa hab nidaamsan oo caddayn ku salaysan si loo fahmo dunida dabiiciga ah iyada oo loo marayo indho-indhayn, tijaabin, iyo samaynta sharraxaad iyo saadaal la tijaabin karo.
Saynisgu waa barashada nolaha iyo manolaha wixii aan naf gujirin sida dhirta iwm
Leave Answer
You must be logged in to answer.