Loading...

goormaa la aasaasay calanka soomaaliya

3 Answers

3 Answers

  1. waxaa la ansixiyey ama lasameeyey calankan buluuga ah ee somalia 🇸🇴 maanta kataagan waxay ahayd markii goboladan waqooyi ee u guumeysanjirey ingiriska siiyey madaxbanaanidii 26iune 1960 ayay ahayd waxana lagataagay hargeisa

  2. Maxamed Cawaale Libaan, 12 Oktoobar 1952 oo ah marki ugu horeysay ee la arko calanka hadda aan isticmaalno ayaa soo bandhigay Calan Buluug qafiif ah ee xidig shan geesood ah dhexda ku leh.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message