goormaa la aasaasay calanka soomaaliya

3 Answers
Nur abdi Gaaxnuug
February 18, 2024, 10:16 pm
waxaa la ansixiyey ama lasameeyey calankan buluuga ah ee somalia 🇸🇴 maanta kataagan waxay ahayd markii goboladan waqooyi ee u guumeysanjirey ingiriska siiyey madaxbanaanidii 26iune 1960 ayay ahayd waxana lagataagay hargeisa
Caalim Muumin
April 12, 2023, 5:00 pm
4 October 1954 la aas aasay calaka
caawiyepanel
March 31, 2023, 8:20 pm
Maxamed Cawaale Libaan, 12 Oktoobar 1952 oo ah marki ugu horeysay ee la arko calanka hadda aan isticmaalno ayaa soo bandhigay Calan Buluug qafiif ah ee xidig shan geesood ah dhexda ku leh.

Leave Answer

You must be logged in to answer.