6 Answers
            
            
        
        saynisku waa barashada nolaha iyo manoolaha 
                        Saynis waa barashada cilmiga noolah iyo manoolah
                        saynisku waa barashada cilmiga noole ma noole
                        saynis waa manoole iyo noole
                        Saynisku waa hab lagu fahmo adduunka inagu xeeran iyada oo loo marayo habka su'aalaha weydiinta, samaynta indho-indheynta, iyo tijaabinta fikradaha.  Saynis yahanadu waxay isticmaalaan tijaabooyin, xog ururin, iyo sabab macquul ah si ay u horumariyaan aragtiyaha iyo sharaxaada sida ay wax u shaqeeyaan.  Hadafka sayniska waa inuu bixiyo jawaabo caddayn ku salaysan su'aalaha ku saabsan dunida dabiiciga ah.
                        sàynisku waa barashada noolaha iyo manoo laha
                Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
