3 Answers
            
            
        
        Caafimaadku waa xaalad jidheed, maskaxeed, iyo wanaag bulsho oo uu qofku ka xoroobay cuduro, awoodna u leh inuu si wanaagsan ugu shaqeeyo nolol maalmeedkiisa.
                        caafimaadka waa fiyoobi qabka maskaxda oo ay bari kayihiin cudduro idil
                waa caafimaad qabka jirka maskaxda iyo la dhaqanka bulshada
                Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
