Loading...

waa maxay maanso

1 Answer

1 Answer

  1. Maanso waa nooc ka mid ah suugaanta Soomaalida. Maansada waxaa ka sii farcama noocyada Murtida sida Gabayga Jiiftadaburaaburkasaarkaheesahaheelladageeraarka iyo heeso hawleedka oo dhan.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message