You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Qalfoofku waa qaabka gudaha ee lafaha taageera jidhka biniaandan iyo xayawaanka laf dhabarta.. qalfoofta bini’aadanka waxee ka koobanyihiin 206 oo lafo. lafaha ugu culus bini’aadanka waa kuwa lugaha ku yaalo. Taasi oo ah, markii oo ninka 70kg yahay lafta waxaa waaye 1kg. Lafaha waxaa loogu talagalay in ee Jirka iyo murqaha isku celiyaan. Lafta madaxa waxee caawisaa maskaxda si oo wax ugu dhicin. Lafaha badankooda waxee caawiyaan wadnaha ama kuwa dhabarka. Nidaamka qalfoofka ayaa sidoo kale door ka ciyaara wax soo saarka unugyada dhiigga, kaydinta macdanta, iyo habaynta hormoonnada.