Loading...

imasa reer ayuu lahaa nabi muxamed?

3 Answers

3 Answers

  1. Xaasaska Nebi Muxamed nnkh waxay ahaayeen sadex-iyo-toban kuwaasi oo uu guursaday wakhtiyo kala duwan. Dadka muslimiinta ahi waxay u yaqaanaan dumarkaasi ineey yihiin “Hooyooyinka Rumeeyayaasha” “Umaatul al-Mu’miniin”.

    1. Replying to caawiyepanel
      Xaasaska Nebi Muxamed nnkh waxay ahaayeen sadex-iyo-toban kuwaasi oo uu guursaday wakhtiyo...

      markaad ledahay dadka musliminta ah adiga ma Iskandar saartay yaasa Gallo ah ayad ushegaysaa workan

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message