3 Answers
1 reer ayuu lahaa
Xaasaska Nebi Muxamed nnkh waxay ahaayeen sadex-iyo-toban kuwaasi oo uu guursaday wakhtiyo kala duwan. Dadka muslimiinta ahi waxay u yaqaanaan dumarkaasi ineey yihiin “<b>Hooyooyinka Rumeeyayaasha</b>” "Umaatul al-Mu'miniin".
markaad ledahay dadka musliminta ah adiga ma Iskandar saartay yaasa Gallo ah ayad ushegaysaa workan
Leave Answer
You must be logged in to answer.