2 Answers
            
            
        
        gabayu waa hadal murtiyeed ka kooban bayd ama tuducyo .
gabay waa hawraarta hadalka
                        Gabay waa hadal murtiyeed taxan oo ka kooban beydad (tuducyo) mid waliba isugu xidhan yahay laba qaar oo leh qaafiyad iyo miisaan ka dhexeeya.
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
