waa maxay gabay

2 Answers
Cali Cabdulqadir
April 27, 2023, 4:20 pm
gabayu waa hadal murtiyeed ka kooban bayd ama tuducyo . gabay waa hawraarta hadalka
caawiyepanel
April 12, 2023, 4:31 pm
Gabay waa hadal murtiyeed taxan oo ka kooban beydad (tuducyo) mid waliba isugu xidhan yahay laba qaar oo leh qaafiyad iyo miisaan ka dhexeeya.

Leave Answer

You must be logged in to answer.