Loading...

waa maxey shibane

3 Answers

3 Answers

  1. Guud ahaan xarfaha soomaaligu waa 26 xaraf,waxaana loo sii kala qaybiyaa laba qaybood oo kala ah Shibbane iyo Shaqal, shibbanayaasha waxa la yidhaa oo loo  yaqaan xarfahan (B,T,J,X,KH,D,R,S,SH,DH,C,G,F,Q,K,L,M,N,W,H,Y.)

    Shibbanayaashanna qaarkood baa labanlaabma halka qaarna aanay  labanlaabmIn waligoood. Kuwa labanlaabma tiradoodu waa toddoba xaraf sidii laysku raacay  markii afkeenna la qorey waxaanay kala yihiin sida ay u kala horreeyaan: (B,D,R,G,L,M,N.). laakiin shibbanayaashaasi mar kasta  ma labanlaabmaan ee marxaladaha qaarkood baa la labanlaabaa waana marka dhawaaqoodu uu adkaado.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message