You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Waa qalin
shibane waa xarfaha afka soomaaliga
Guud ahaan xarfaha soomaaligu waa 26 xaraf,waxaana loo sii kala qaybiyaa laba qaybood oo kala ah Shibbane iyo Shaqal, shibbanayaasha waxa la yidhaa oo loo yaqaan xarfahan (B,T,J,X,KH,D,R,S,SH,DH,C,G,F,Q,K,L,M,N,W,H,Y.)
Shibbanayaashanna qaarkood baa labanlaabma halka qaarna aanay labanlaabmIn waligoood. Kuwa labanlaabma tiradoodu waa toddoba xaraf sidii laysku raacay markii afkeenna la qorey waxaanay kala yihiin sida ay u kala horreeyaan: (B,D,R,G,L,M,N.). laakiin shibbanayaashaasi mar kasta ma labanlaabmaan ee marxaladaha qaarkood baa la labanlaabaa waana marka dhawaaqoodu uu adkaado.