Loading...

Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (8) Qeex qaabdhismeedka jiyooloojiga ee dhulka Soomaaliya

1 Answer

1 Answer

  1. Qaabdhismeedka jiyooloojiga Soomaaliya waxa ay ka timid sagxaddii hore ee Afrika, waxaana lagu tilmaamaa inay yihiin dhadhaabyada ugu horreeyay ee qolofta dhulka,sagxaddani waxa ay qeyb ka aheyd qaaradda junduwanaland.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message