Loading...

waa maxay nabad guur

6 Answers

6 Answers

  1. Nabaad-guur waa nooc xaalufinta deegaanka macnaheedu yahay jarista dhirta ka dibna deegaanku isu bedelo dhul aad u qallalan ayna sii kordhayaa isbadelada deegaanka xagga dhirta & roob yarida, taasina Waxay sababtaa arrimo kala duwan, sida isbedelka cimilada iyo nashaadaadka aadanaha.

    1. Replying to caawiyepanel
      Nabaad-guur waa nooc xaalufinta deegaanka macnaheedu yahay jarista dhirta ka dibna deegaanku...

      nabad guurwaa dhulka oolaxalufiyo

    2. Replying to caawiyepanel
      Nabaad-guur waa nooc xaalufinta deegaanka macnaheedu yahay jarista dhirta ka dibna deegaanku...

      waa marka ay carada kabara kacdo meeshi ay taalay una guurto meel kale

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message