Loading...

Cutubka 2aad Nololey {Biosphere}! (3) wax ka qor waxtarka carrada ay u leedahay noolaha

1 Answer

1 Answer

  1. Waxtarka carrada ay u leedahay noolaha waxaa ka mid ah:
    Xididdada dhirta waxaa dhulka ku hayo waa carrada taa oo keeneysa in dhirtu ay korto ama kobacdo si dabiici ah.
    Waxay ka shaqeyneysaa ciiddu iney cunnada soo gudbiso.
    Carradu waxay dhirta iyo cowska dhulka lagu beero siineysaa biyaha iyo macaadinta milixda taa oo ka dhigan quudka dhirta. 4: Tilmaan waxyaabaha ay ka koobantahay carrada J: Waxyaabaha ay ka koobantahay carrada waa
    Walxo macdaneed.
    huyuumas
    biyo
    hawo

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message