Loading...

waa maxay meeleeye

3 Answers

3 Answers

  1. Meeleeyuhu waa eray ka mid ah qaybaha hadalka, had iyo jeerna wuxuu la shaqeeyaa falka, hortana wuu ka raacaa. Meeleeyaha waxa ugu shaqa badan afar eray oo lagu gaabsho ‘u, ku, ka, la’.

  2. Meeleeyuhu waa eray ka mid ah qaybaha hadalka, had iyo jeerna wuxuu la shaqeeyaa falka, hortana wuu ka raacaa. Meeleeyaha waxa ugu shaqa badan afar eray oo lagu gaabsho ‘u, ku, ka, la’.

    Tusaale:

    U – Macallinki baan u sheegay.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message