waa maxay meeleeye

3 Answers
Mohamed A.Ashkir
June 5, 2023, 12:45 pm
Meeleeyuhu waa eray ka mid ah qaybaha hadalka, had iyo jeerna wuxuu la shaqeeyaa falka, hortana wuu ka raacaa. Meeleeyaha waxa ugu shaqa badan afar eray oo lagu gaabsho ‘u, ku, ka, la’.
caawiyepanel
April 28, 2023, 6:39 pm
Meeleeyuhu waa eray ka mid ah qaybaha hadalka, had iyo jeerna wuxuu la shaqeeyaa falka, hortana wuu ka raacaa. Meeleeyaha waxa ugu shaqa badan afar eray oo lagu gaabsho ‘u, ku, ka, la’. Tusaale: U – Macallinki baan u sheegay.
jiif maxamed Xaaji Ismaciil
September 7, 2023, 7:17 pm
waa sida

Leave Answer

You must be logged in to answer.