Loading...

20) Sheeg wax uu qabtay Orhaan adigo tirinaayo ?

1 Answer

1 Answer

  1. ◆ Dawlada waxa uu uqaybiyay gobolo
    ◆ buursa waxuu kadhigay magaalo madax
    ◆ lacagta wuxuu ku nashqadeeyay magaciisa
    ◆ Waxa uu habeeyay oo uu abuuray koox fardooley ah
    ◆ Waxa uu aasaasay kooxdii ugu horeysay ee ciidanka ( inkishariyiinta ) .

This question has been marked as resolved and is closed to new answers.

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message