20) Sheeg wax uu qabtay Orhaan adigo tirinaayo ?

1 Answers
Queen of somalia
April 29, 2023, 6:56 am
◆ Dawlada waxa uu uqaybiyay gobolo ◆ buursa waxuu kadhigay magaalo madax ◆ lacagta wuxuu ku nashqadeeyay magaciisa ◆ Waxa uu habeeyay oo uu abuuray koox fardooley ah ◆ Waxa uu aasaasay kooxdii ugu horeysay ee ciidanka ( inkishariyiinta ) .

Answers are closed.